Posts

DOOLAAL, Hayaankii Nolosha ee MAXAMED YUUSUF BIDHIIDH "BADDA".

Image
 Faallo kooban  Guud-Mar   Buuggan la magac baxay Doolaal waa buug uu qoray aqoonyahan MAXAMED YUUSUF BIDHIIDH oo ku magac dheer  'BADDA ' . Qoraagu buugga waxa uu inoogu so tebinayaa hayaankii dheeraa ee noloshiisa. Socdaalkaas oo waayuhu badeen, maadaama cadaadisyadii nidaamkii keli-teliska ahaa ku hayeen bulshada qeybaheeda kala duwani ay isna saamayn ku yeesheen. Ujeedka u weyn ee Maxamed buuggan u reebay waa si ay dhalintu uga korodhsato waayo-aragnimadii uu kasbaday. Maxamed waxa uu ku dhashay duleedka waqooyi ee magaalada Hargaysa (xeedho) 27kii juun 1967kii. Waxbarashadiisii dugsiga hoose ilaa dhexe waxa uu ku qaatay dugsiga Biyo-Dhacay sannadihii u dhexeeyay ( 1973-1980 ) . Dugsiga hoose ee Biyo-Dhacay qoraaga waxa uu ku leeyahay saamayn oo waa halka ay uga baxday naanaystan "BADDA" . Fasalkii 2aad markii uu ahaa qoraagu, ayaa maalin macallinkii faray inuu ardayda u akhriyo cashar buugga carabiga ku qornaa oo ahaa " Badatun yursilu risaala" oo had...

Summary and Review of "Atomic Habits".

Image
 Book Review:  Atomic Habits. Author : James Clear. Subject : Self-help book (Creating good habits and breaking bad ones). Introduction To begin with, A habit is a routine or behavior that is performed regularly- and, in many cases, automatically.  " Atomic Habits" is a self-development book which focuses on transforming your habits into positive ones that serves your favor. It composes 20 short chapters that provide a guide towards both building good habits and also breaking bad Ones. As Naval Ravikant has said " To write a great book, you must first become the book". The author learned about the ideas mentioned in the book because he had lived with them after getting injured during final day of his sophomore year of high school in the face with a baseball bat. So, James (the author) used small habits to rebound from injury.  Habits are the compound interest of self-improvement and multiply as you repeat them. They seem to make little difference on any given d...