Posts

A Journey of Discovery

Image
First Month, First Impressions A month has passed since I left my home, embarking on an exciting new chapter in elsewhere for my first time. In just four weeks, I have been immersed in a world filled with vibrant culture, modern infrastructure, academic excellence, and warm hospitality. This experience has been nothing short of eye-opening, and I am thrilled to share my observations and insights. The moment I arrived at the airport; I was immediately struck by the immense level of development in the country. The well-structured roads, massive bridges, high-speed trains, and towering skyscrapers showcase the country’s impressive infrastructure. Walking through the city, I was amazed by the organization of markets and shopping centers, which are designed to provide a seamless experience. The digitalization of services, especially in payments, makes daily transactions effortless, adding to the efficiency of life here. One of the most fascinating aspects of Malaysia is its incredible diver...

FANKA CURINTA (Austin Kleon)~Turjume: Cabdisalaam Gaboobe.

Image
Maxaynaan ka ogeyn Curinta..? Fan iyo Curin waa laba erey oo mid waliba iskii macno balaadhan u xambaarsan yahay.   Fanku waa isku-darka xirfaddo farshaxannimo kala duwan oo tilmaamaya hal-abuurka aadanaha ee dhanka qabashada shaqooyin muuqaal ah, maqal ah, ama waxqabad, muujinta afkaarta, male'awaalista, cabirista dareenka, iyo quruxda, iyadoo la adeegsanayo karti gaar ah.  Curin waa hal-abuur ku saleysan fikir iyo karti iyadoo la adeegsanayo xirfad leh farshaxan iyo maskax furnaan, si loogu xalliyo dhibaatooyin jira. Buuggan "FANKA CURINTA" waxa uu gudbinayaa xogo inaga qarsoon oo ku saabsan curinta. Waxa uu inaga furfurayaa silsilado afkaar taban ah oo ku kala xidhan maskaxdeena iyo curinta. Hal-abuurka iyo curintu waa shay aynu ka aaminay aragtiyo aan xaqiiq ahayn oo ay ka mid tahay, in curintu tahay xirfad gaar u ah dad tiro kooban oo ilaahay hidde usiiyey balse aanay suurtagal u ahayn qof kasta oo inaga mid ah.  Taa bedelkeeda curintu waa farshaxa...

"13 Things Mentally Strong People Don't Do" ~AMY MORIN.

Image
Train your brain for happiness and success Book Summary  To improve a specific aspect of your life, it's essential to dedicate yourself fully to the actions and steps that will lead to success. Just as regular exercise builds physical strength, there are strategies to strengthen your mind. Psychotherapist Amy Morin , drawing on her extensive experience in counseling and personal losses at a young age, identifies key attributes that mentally strong people possess. In her book   “ 13 Things Mentally Strong People Don't Do” , Morin offers valuable insights on how to master mental strength and navigate challenging times. In each chapter, Morin begins with a story, often drawn from her personal experiences as a therapist, which relates to the topic she will address. Many of these stories are not only informative but also deeply inspirational, providing real-world context to the strategies she outlines. The benefits of cultivating mental strength are profound. These include increase...

QAB IYO QUUDHSI (Halgankii koombe)

Image
Soo Koobid (Taariikh nololeedkii Cabdi Faarax Saciid "JUXA") Nolol aad qabatintay ka hayaamisteed iyo u hanqaltaagga mid kaa dheeri waa jar iska xoornimo, mugdi badana wey leedahay. Qofka astaantaas lagu arkana waxa loo yaqaan ruux aan habeen jirin, ama aan waaya'arag ahayn. Taasi waxay keentay in aynu niyadda usii dayno deegaanka aynu indhaha ku kala qaadnay. Inkasta oo dhaqan ahaan aynu nahay bulsho reer-guuraa ah oo baadi-goob ugu jira dad iyo xoolaba wixii ay calfan lahaayeen, hadana kollayba ma sahlana ka diga-rogoshada nolol aad baratay waxay gasho iyo waxay gudo. Koombe waa wiil safarkiisa nololeed ka bilowday ka warkeenka nolol ka dahsoon. Waxa uu ahaa wiil reer miyi ah oo ku kacaamay nolol awooweyaasheen aynu kasoo gaadhnay oo dhib iyo dheefba leh. Koombe isaga oo yar ayuu dhigay xiisaha nolosha miyiga una hiyi-kacay mid magaalo taal oo aanu waxba ka aqoon.  Maalin ayuu go'aansaday inuu reerkooda ka fakado oo nolol magaalo ka war-doono. Magaalada Qardho oo aa...

Kashaa laga hawl galaa, Laxaadkana waa laga fuliyaa...!

Image
Maax waa wiil curad u ah reer ka kooban todoba caruur ah iyo labadoodii waalid. Qoyskoodu waa reer miyi dhaqda xoolo kafeeya noloshooda oo nimco ayay ku jiraan. Degellkan ay degan yihiin waxa uu baahi weyn u qabaa goobo waxbarasho, sidaa awgeed ayay odeyaasha deegaanku oo uu ka mid yahay Aabo Gahayr ay codsiyo kala duwan u direen dawladda si ay wax-uga qabato baahida ay qabaan. Tiroba ilaa afar jeer oo kala duwana waxay tageenba magaalada bal in codsigoodu tixgelin yeesho.  Markii ay cidi dhag jalaq usiin weyday, ayuu Gahayr la tashaday ooridiisa Aamina oo Maax hooyadii ahayd. Markii ay rog-rogeen arrinkii, waxay isla garteen inay Maax u diraan Magaalada si uu wax uga barto. Magaalada waxa degenaa nin ay Gahayr ilmaadeer yihiin, Maaxna adeer u ah oo lagu magacaabo aw-Maxamuud. Maax waxa loo soo diray magaaladii, farriin uu aabihii u faray adeerkii Aw-Maxamuudna wuu sidaa oo ahayd u jeedka socdaalkiisa iyo inuu damcay in wiilku la joogo, waxbarashadana ku daro. Gaadhi caanaha qaada ...

Laba Daran Midkood....!

Image
Qiyaastii saddex gu’ oo xidhiidh ah ayaa baladku ku jiraa abaar aan arxan u gelin dad iyo duunyaba. Dadkii deegaanku waxay ku dhowaadeen quus, ka dib markii ay xoollihii yaraa la mareen meel walba; bal inuun ay helaan wax ay calfadaan. Alle galladii, laba todobaad ka hor ayay naxariistiisii godlatay, oo cir iyo dhulba is-qabsadeen. Reer Dayib waa qoys ka kooban 6 hablood iyo wiil ku iidaaman, oo lagu magacaabo Bile . Hayn ahaan, reerka waxa xoolo u jooga dhawr neef oo lo’ ah oo hablaha yar yar loo liso. Cudur saf mar ah oo deegaanka isaga gudbay, ayaa ka laayay adduun wixi ay xoollo lahaayeen.  Aabbe Dayib, fiid habeenada ka mid ah ayu u uyeedhay wiilkiisi Bile, oo uu uga waramay waayaha Alle baday ee madinimada iyo waxa la gudboon. Dayib wuxu wiilkiisi kula teliyay inuu guggaa curtay inan gayaankiisa ah so xusho, oo qoys yagleelo. Bile waa ka garaabay so jeedinta aabbihii, arrinkiina wuu aqbalay. Maskaxdiisa waxa ka dhex guuxaysa, Siraad Caabi oo ah inanta u muuq dheer deegaanka...

THE Chimp Paradox - book review

Image
The mind management programme for confidence, success and happiness.  Summary The chimp paradox is a powerful mind management model that can help you understand your psychological inner mind and how it works in every life aspect. This model will let you comprehend controlling your emotions and thinking logically rather than emotionally in different sensitive times.  Throughout the journey of this book, you will explore the seven major areas of your psyche which are: ( Your inner mind, Others, Communication, the world in which you live, maintaining your health, success and happiness ) understanding each one of them separately.   In the first place, the psychological mind is divided into three main parts (chimp, human, the computer). When you were in the worm, two different brains developed independently (the chimp and the human) and introduced themselves to each other by making connections. Unfortunately, each one of those two brains were thinking differently, and th...